40 ARBACIIN - Afartan Xadiis

Prijzen vanaf
11,50

Uitgelicht

VERGELIJK ALLE AANBIEDERS (2)

Beschrijving

Bol Qoraaga Buuggan waxa uu si qiimo leh u dul istaagay tarjumaadda kitaabka "Arbaciin al-Nawawiyah", kaas oo ah ururin barakaysan oo xambaarsan afartan xadiis oo jaami' ah, kuwaas oo ku wareegaya mabaadi'da waaweyn iyo qawaaniinta asaasiga ah ee ay diinta Islaamku ku taagan tahay. Tarjumaaddan af-Soomaaliga ahi waxay ku soo beegantay xilli baahi weyn loo qabo in lagu tarjumo kutubta saldhigga u ah cilmiga shareecada, si ay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada iyo ardayda ugu helaan faham dhow oo sax ah, kunaakhristaan luqaddooda hooyo"- Shaykh Professor Dr Cali Maxamed Saalax

Vergelijk aanbieders (2)

Shop
Prijs
Verzendkosten
Totale prijs
13,00
11,50
2,99
14,49
Naar shop
2,99 Shipping Costs
25,59
4,28
29,87
Naar shop
4,28 Shipping Costs
Beschrijving (2)
Bol

Qoraaga Buuggan waxa uu si qiimo leh u dul istaagay tarjumaadda kitaabka "Arbaciin al-Nawawiyah", kaas oo ah ururin barakaysan oo xambaarsan afartan xadiis oo jaami' ah, kuwaas oo ku wareegaya mabaadi'da waaweyn iyo qawaaniinta asaasiga ah ee ay diinta Islaamku ku taagan tahay. Tarjumaaddan af-Soomaaliga ahi waxay ku soo beegantay xilli baahi weyn loo qabo in lagu tarjumo kutubta saldhigga u ah cilmiga shareecada, si ay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada iyo ardayda ugu helaan faham dhow oo sax ah, kunaakhristaan luqaddooda hooyo"- Shaykh Professor Dr Cali Maxamed Saalax

Amazon

Pagina's: 114, Paperback, Looh Press


Productspecificaties

Merk Looh Press
EAN
  • 9789914339581
Maat


Prijshistorie

* Prijshistorie bevat geen data van Amazon.

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
11,50
Naar shop