DOODDA DIINTA IYO DOWLADDA

Prijzen vanaf
24,99

Uitgelicht

VERGELIJK ALLE AANBIEDERS (3)

Beschrijving

Bol Hanashada dowladnimada, gumaysigii reer Yurub kaddib, waxaa waddamadii la gumaystay, gaar ahaan waddamada muslimiinta, ka curtay dood la xiriirta dabeecadda dowladnimada ay hanteen iyo xiriirka ay la leedahay sooyaalkooda iyo diintooda. Dooddani waxa ay dabasocotay mid ka horraysay, oo qarnigii 19aad ka curatay Bariga Dhexe. Doodahaa oo ku biyo-shubtay unkamidda laba dhaqdhaqaaq; Qawmi iyo Diini. Dhaqdhaqaaq kastana waxa uu yeeshay muuqaallo dhowr ah. Doodahaa iyo dabaylahaa siyaasadeed waxa ay saamayn ku lahaayeen dhaqdhaqaaqyadii ka jiray Soomaaliya, xorriyadda ka hor iyo kaddib, iyada oo labadaa dhaqdhaqaaqba ay u soo tillaabeen dhanka Soomaaliya. Qormada uu xambaarsanyahay Buuggani waxa ay iftiiminaysaa geeddiga mashruuca Islaamiga ah ee Soomaaliya, marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, sidii uu ula falgalay bedka guud "public sphere" iyo gaar ahaan siyaasadda, taasoo waddada u xaaraysa in si mowduuci ah, loo qiimeeyo waxqabadka kooxaha ka ambaqaadaya fekerka diinta, saamiga ay ku biiriyeen hagaajinta "al-I¿lah/Reform" dowladda iyo bulshada, u-dhowaanshaha iyo ka-fogaanshaha dedaallada/Ijtihad-ka culummadii hore iyo kuwa casriga ah ee la xiriira diinta iyo dowladnimada, guulaha iyo guuldarrooyinka ka dhashay hawlahooda, iyo halka ay maanta ka taagan yihiin qaddiyadaha masiiriga ah ee ummadda Soomaaliyeed.

Vergelijk aanbieders (3)

Shop
Prijs
Verzendkosten
Totale prijs
24,99
2,99
27,98
Naar shop
2,99 Shipping Costs
28,90
Gratis
28,90
Naar shop
Gratis Shipping Costs
28,90
Gratis
28,90
Naar shop
Gratis Shipping Costs
Beschrijving (2)
Bol

Hanashada dowladnimada, gumaysigii reer Yurub kaddib, waxaa waddamadii la gumaystay, gaar ahaan waddamada muslimiinta, ka curtay dood la xiriirta dabeecadda dowladnimada ay hanteen iyo xiriirka ay la leedahay sooyaalkooda iyo diintooda. Dooddani waxa ay dabasocotay mid ka horraysay, oo qarnigii 19aad ka curatay Bariga Dhexe. Doodahaa oo ku biyo-shubtay unkamidda laba dhaqdhaqaaq; Qawmi iyo Diini. Dhaqdhaqaaq kastana waxa uu yeeshay muuqaallo dhowr ah. Doodahaa iyo dabaylahaa siyaasadeed waxa ay saamayn ku lahaayeen dhaqdhaqaaqyadii ka jiray Soomaaliya, xorriyadda ka hor iyo kaddib, iyada oo labadaa dhaqdhaqaaqba ay u soo tillaabeen dhanka Soomaaliya. Qormada uu xambaarsanyahay Buuggani waxa ay iftiiminaysaa geeddiga mashruuca Islaamiga ah ee Soomaaliya, marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, sidii uu ula falgalay bedka guud "public sphere" iyo gaar ahaan siyaasadda, taasoo waddada u xaaraysa in si mowduuci ah, loo qiimeeyo waxqabadka kooxaha ka ambaqaadaya fekerka diinta, saamiga ay ku biiriyeen hagaajinta "al-I¿lah/Reform" dowladda iyo bulshada, u-dhowaanshaha iyo ka-fogaanshaha dedaallada/Ijtihad-ka culummadii hore iyo kuwa casriga ah ee la xiriira diinta iyo dowladnimada, guulaha iyo guuldarrooyinka ka dhashay hawlahooda, iyo halka ay maanta ka taagan yihiin qaddiyadaha masiiriga ah ee ummadda Soomaaliyeed.

Amazon

Pagina's: 138, Hardcover, Ciid Publishing


Productspecificaties

Merk Ciid Publishing
EAN
  • 9781806051731
Maat

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
24,99
Naar shop