Taxanaha Abwaan & Suugaan- Aabbihii Fanka Casriga Soomaaliyeed

Prijzen vanaf
21,00

Uitgelicht

VERGELIJK ALLE AANBIEDERS (3)

Beschrijving

Bol Buuggan wuxuu xusayaa taariikhda & suugaanta Abwaan Xussein Aw Faarax "Dubbad" (1928-1999), oo loo aqoonsaday Aabbihii Fanka Casriga Soomaaliyeed - ninkii ugu horreeyay ee sameeya ruwaayad masraxiyadeed oo Soomaali ah. Isaga oo saaxiib dhow la ahaa Cabdillahi Qarshe, waxay wada aasaaseen Kooxda Walaalaha Hargeysa, waxaana buuggan ku urursan heeso waddani & jaceyl ah oo laga soo doortay in ka badan 70 sano oo hal-abuurnimo ah, taariikh nololeedkiisa oo faah-faahsan, iyo qeybo ka mid ah taariikhda guud ee masraxiyadda & fanka Soomaaliyeed tan iyo 1940-yadii. Wuxuu qoray in ka badan 28 riwaayadood, wuxuuna ku dhintay Muqdisho 1999kii, isaga oo faqri ku jira. Waxaa soo ururiyay Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban."C/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "SooyaaC/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil"; iyo kuwo kale. Waa aasaasaha, agaasimaha iyo maamulaha guud ee shirkadda Xildhiban Publications. Hadda wuxuu ku nool yahay, isaga iyo qoyskiisa Ingiriiska.

Vergelijk aanbieders (3)

Shop
Prijs
Verzendkosten
Totale prijs
21,00
2,99
23,99
Naar shop
2,99 Shipping Costs
31,60
3,00
34,60
Naar shop
3,00 Shipping Costs
31,60
3,00
34,60
Naar shop
3,00 Shipping Costs
Beschrijving (1)

Buuggan wuxuu xusayaa taariikhda & suugaanta Abwaan Xussein Aw Faarax "Dubbad" (1928-1999), oo loo aqoonsaday Aabbihii Fanka Casriga Soomaaliyeed - ninkii ugu horreeyay ee sameeya ruwaayad masraxiyadeed oo Soomaali ah. Isaga oo saaxiib dhow la ahaa Cabdillahi Qarshe, waxay wada aasaaseen Kooxda Walaalaha Hargeysa, waxaana buuggan ku urursan heeso waddani & jaceyl ah oo laga soo doortay in ka badan 70 sano oo hal-abuurnimo ah, taariikh nololeedkiisa oo faah-faahsan, iyo qeybo ka mid ah taariikhda guud ee masraxiyadda & fanka Soomaaliyeed tan iyo 1940-yadii. Wuxuu qoray in ka badan 28 riwaayadood, wuxuuna ku dhintay Muqdisho 1999kii, isaga oo faqri ku jira. Waxaa soo ururiyay Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban."C/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "SooyaaC/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil"; iyo kuwo kale. Waa aasaasaha, agaasimaha iyo maamulaha guud ee shirkadda Xildhiban Publications. Hadda wuxuu ku nool yahay, isaga iyo qoyskiisa Ingiriiska.


Productspecificaties

Merk Xildhiban Publications
EAN
  • 9781915782892
Maat


Prijshistorie

* Prijshistorie bevat geen data van Amazon, Amazon Marketplace.

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
21,00
Naar shop