Waa La Moodaa

Prijzen vanaf
22,00

Gesponsorde links

VERGELIJK ALLE AANBIEDERS (3)

Beschrijving

Bol Buuggaan waxaan u qoray si aan ugu sheego jiilka dhaxalka in Soomaalinimadu ay tahay sharaf, ee aysan ahayn ceeb. Waxaan u qoray inaan u sheego, Soomaali wax walba way soo tijaabisay, waxa kaliya ee dhammaanteen ina deeqayaa waa: Soomaalinimo. Waxaan kaloo u qaoray inaan u sheego jiilka dhaxalka in aanan u baahnayn dad shisheeye oo la sheegto oo lasoo min guuriyo sooyaalkooda. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa 'Qur'aan alif ku qalloocday Albaqrah kuma tooso', marka hore aan saxno sooyaalkeena, turxaantana ka saarno.

Vergelijk aanbieders (3)

Gesponsorde links · Sommige shops betalen ons een vergoeding

Sorteren op:

€ 22,00 € 2,99 verzendkosten Totaal € 24,99

€ 60,03 € 3,00 verzendkosten Totaal € 63,03

€ 60,03 € 3,00 verzendkosten Totaal € 63,03

Beschrijving (1)

Buuggaan waxaan u qoray si aan ugu sheego jiilka dhaxalka in Soomaalinimadu ay tahay sharaf, ee aysan ahayn ceeb. Waxaan u qoray inaan u sheego, Soomaali wax walba way soo tijaabisay, waxa kaliya ee dhammaanteen ina deeqayaa waa: Soomaalinimo. Waxaan kaloo u qaoray inaan u sheego jiilka dhaxalka in aanan u baahnayn dad shisheeye oo la sheegto oo lasoo min guuriyo sooyaalkooda. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa 'Qur'aan alif ku qalloocday Albaqrah kuma tooso', marka hore aan saxno sooyaalkeena, turxaantana ka saarno.


Productspecificaties

Merk Ciid Publishing
EAN
  • 9798895712399
Maat


Prijshistorie

* Prijshistorie bevat geen data van Amazon, Amazon Marketplace.

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
22,00
Naar shop