Wiilkayga dagaalka uu la galay kansarka

Prijzen vanaf
15,00

Uitgelicht

Beschrijving

Bol Wiilkayga Dagaalka uu Lagalay Kansarka: Sheeko badbaado iyo guul laga gaaray Neuroblastoma, waa sheeko xamaasad Ieh oo ku salaysan dhacdooyinka nolosha dhabta ah ee ku xeeran waayo'aragnimada aabbaha da'da yar, Nuur Amaan, kaas oo si lama filaan ah u ogaaday in wiilkisa Xamiid oo laba jir ah uu qabo Neuroblastoma, Isaga oo nala wadaagay sheekadisa dareenka leh ee tafatiran.Qoraagu waxa uu akhristaha u dulgeynayaa tallaabo-tallaabo socdaalkiisa waayo'aragnimo ee murugada leh. Isaga oo aan waxba la hadhin. Nuur waxa uu bixinayaa warbixin cad oo ku saabsan xaqiiqooyinka wax-ka-qabashada cudurka halista ah ee kansarka, isaga oo faahfaahinaya habka daawaynta wiilkiisa loo maray, sidoo kalena sharraxaya dareenka murugada leh ee saameeya waalidiinta is arka iyaga oo xilli walba filan kara suurtagalnimada dhimashada ilmahooda yar. Buuggan oo u qoran si fudud oo qof kasta oo doonaya in uu helo rejo iyo dhiirrigelin dhanka nolosha ahi uu fahmayo, waa mid cajiib ah oo ku soo jiidanaya.

Vergelijk aanbieders (1)

Shop
Prijs
Verzendkosten
Totale prijs
15,00
2,99
17,99
Naar shop
2,99 Shipping Costs
Beschrijving (1)

Wiilkayga Dagaalka uu Lagalay Kansarka: Sheeko badbaado iyo guul laga gaaray Neuroblastoma, waa sheeko xamaasad Ieh oo ku salaysan dhacdooyinka nolosha dhabta ah ee ku xeeran waayo'aragnimada aabbaha da'da yar, Nuur Amaan, kaas oo si lama filaan ah u ogaaday in wiilkisa Xamiid oo laba jir ah uu qabo Neuroblastoma, Isaga oo nala wadaagay sheekadisa dareenka leh ee tafatiran.Qoraagu waxa uu akhristaha u dulgeynayaa tallaabo-tallaabo socdaalkiisa waayo'aragnimo ee murugada leh. Isaga oo aan waxba la hadhin. Nuur waxa uu bixinayaa warbixin cad oo ku saabsan xaqiiqooyinka wax-ka-qabashada cudurka halista ah ee kansarka, isaga oo faahfaahinaya habka daawaynta wiilkiisa loo maray, sidoo kalena sharraxaya dareenka murugada leh ee saameeya waalidiinta is arka iyaga oo xilli walba filan kara suurtagalnimada dhimashada ilmahooda yar. Buuggan oo u qoran si fudud oo qof kasta oo doonaya in uu helo rejo iyo dhiirrigelin dhanka nolosha ahi uu fahmayo, waa mid cajiib ah oo ku soo jiidanaya.


Productspecificaties

EAN
  • 9788230366912
Maat


Prijshistorie

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
15,00
Naar shop